From Fajac movie Maxaan kuu galaa Somalitube com

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 мар 2025

Комментарии • 28

  • @zainabguulkein5949
    @zainabguulkein5949 7 лет назад +2

    Codkii Aweys Khamis iyo Fadumo Qasin, viva Somalia. Ilaah waxaan ka tùuga in Somali cadowgeeda oo dhan iscunaan.

  • @mohammedomaralimohammedalo9796
    @mohammedomaralimohammedalo9796 8 лет назад

    what's the name of gabadha asxbey very fantastic really

  • @mahdiyoungpubg7323
    @mahdiyoungpubg7323 6 лет назад +1

    Super axsan hees axyaa xamari❤️

  • @blackmonk8602
    @blackmonk8602 8 лет назад

    Mama miya! Bashaalkii ugu fiicnaa.

  • @bashaash20
    @bashaash20 13 лет назад

    waa laga qayliyey heestaan
    caadi ma ahan
    laakiin su aal ma noo shahay walli

  • @khadiija1000
    @khadiija1000 11 лет назад +1

    nice song for dancing!

  • @anasglr7243
    @anasglr7243 12 лет назад +1

    waa adarishonkii hoore fadumo ninkii yaqan aa yaqan ii
    ine waxay ku jirtey riwayadi ibnadan iswayay arina kala geysay

  • @FarhiaismailMohamud-z4y
    @FarhiaismailMohamud-z4y 3 месяца назад

    Ruwayada KU jirta iga maqan magaceda xaji ikarley iyo feynus shiq dahir

  • @ubaxfatima
    @ubaxfatima 12 лет назад +1

    nin xasaadsaana gabaadhaan quruxda hadaad araagto waa ka naxeeysa intaa la buufiyaay aay albaabka maari kaariin nimaanka maxaa gabdhaaha ku buufiinaayaa

  • @farahabdi833
    @farahabdi833 12 лет назад

    waayo waayo wax la ilawikro ma`aha

  • @fartzu
    @fartzu 14 лет назад +1

    caadi maahan heesta wlhi....

  • @SiidowSiidow-ic3oy
    @SiidowSiidow-ic3oy 7 лет назад

    waaw heestani ka dharge

  • @xasancaruus8688
    @xasancaruus8688 7 лет назад

    Waaaaw caadi maha

  • @xantaproductionTVXB
    @xantaproductionTVXB 8 лет назад

    ar gawadhan ii geeyaa

  • @nasiibabdi2468
    @nasiibabdi2468 7 лет назад +1

    Heestan dhageysigeeda kama dhargi
    ✌✌

  • @pubgninja4044
    @pubgninja4044 8 лет назад +1

    ninka. dhahayo was dagaaladii nacas San wax ogeen waaye sababtoo ah.Gandhi bore waxay kacararijreen calool iyo cayil kuwa hada joogana xaniin bay u Canaan inay faxaan.ee dib udaawo naagta dhexdeeda intaad hadlin kahor

  • @dayibmaaruf4231
    @dayibmaaruf4231 12 лет назад +1

    naa geedka ka dag ha nijaasayne kkkkkkkkkkk

  • @keysehassanabdi6526
    @keysehassanabdi6526 9 лет назад

    mammamaa

  • @HawiilAbdallah
    @HawiilAbdallah 13 лет назад

    videogan waa mardhow dagaalada ina firi waa duqoway gabartan acter ma,aha waa gabdhihii dagalada soo bexen

    • @suhurhassan5840
      @suhurhassan5840 8 лет назад +2

      Hawiil Abdallah waa sax hadalkaada walaal waa burburkii kadib clip kaan actor kaan Ayaan aqaanaa waxaa la dhahaa uuna kuagacdheeryahay (Inoo) waxuuna Ku jiray riwaayadii 15 kii shumey ee lagudhigay d jabuuti 1995 tii

    • @faadumoxasan3504
      @faadumoxasan3504 8 лет назад

      suhur hassan

    • @abdallaabdiraxman9326
      @abdallaabdiraxman9326 8 лет назад

      cadi mahan

    • @khadijaali1153
      @khadijaali1153 7 лет назад

      Caadimaaha